Stay Tuned!

Subscribe to our newsletter to get our newest articles instantly!

News Politics

Madaxweyne Trump oo wareysi siinayay Telefishinka NBC.

Madaxweyne Trump oo wareysi siinayay Telefishinka NBC News , ayaa la weydiiyay in uu diyaar u yahay xal u raadinta Khilaafka kala dhexeeya Maalqabeenka ay mar saxiibada ahayeen Alon musk oo xiisadoodu waayahan meel xun mareysay.

Waxa uu yiri ” Waxaa noo yaala howlo ka badan Alon Musk mana doonayo in aan waqti ku lumiyo, mana jirto rabitaan an iminka u haayo soo celinta xiriirkii noo dhexeeyay wuuna dhamaaday waqtigaasi, lakin waxaan ka digayaa in uu uu xariir la sameeyo siyaasiyiinta dimuqraadiga oo uu hantidiisa ku maalgaliyo si ay anaga noo wiiqaan, haday taasi dhacdana wuxuu la kulmayaa cawaaqib xumo”

Hadalkan ka soo yeeray Trump waxa uu cirka ku sii shareerayaa qilaafka soo kala dhexgalay isaga iyo saxiibkiisii hore, waxana jira warar sheegaya in Alon Musk uu baruihisa bulshada ku soo qoray hadal jawaab ah lakin uu markii danbe ka saaray.

You may also like

Politics

Hay’ada ZAMZAM Women & Family Center ee fadhigeedu yahay Columbus Ohio ayaa qabatay kulan looga hadlayay.

Hay’ada ZAMZAM Women & Family Center ee fadhigeedu yahay Columbus Ohio ayaa qabatay kulan looga hadlayay bad qabka caruurta aan
News Politics

Trump ayaa saxiixay bayaan uu ku mamnuucayo in ay u safraan Mareykanka muwaadiniinta 12 wadan.

Trump ayaa saxiixay bayaan uu ku mamnuucayo in ay u safraan Mareykanka muwaadiniinta 12 wadan: Afgaanistaan, Myanmar, Jaad, Jamhuuriyadda Kongo,