Qaar kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ohio ayaa iskugu yimid kulan Duco iyo Tacsi iskugu jiray.
Qaar kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ohio ayaa iskugu yimid kulan Duco iyo Tacsi iskugu jiray oo loo sameeyay Eebe haw raxmadee Gen. Mohamed Said Hirsi Morgan oo ka mid ahaa saraakiishii ciidanka qaranka kuwoodii ugu caansanaa. Marxuumk ayaa ku geeriyooday dalka Kenya, waxayna u mariyeen duco iyaga oo danbi dhaaf Alle u weydiiyay, sidokalena […]





