Stay Tuned!

Subscribe to our newsletter to get our newest articles instantly!

World

Jaaliyada Soomaaliyeed ee gobolka Ohio ayaa xalay si weyn uga soo qeybgalay munaasabad si weyn looga soo shaqeeyay oo lagu soo dhaweynayay.

Jaaliyada Soomaaliyeed ee gobolka Ohio ayaa xalay si weyn uga soo qeybgalay munaasabad si weyn looga soo shaqeeyay oo lagu soo dhaweynayay Maamulka Curdankaa ee dhawaan dowlada Soomaaliya aqoonsatay Khatumo Tate of Somalia. Intabaddan dadkii ka hadlay ayaa ka sheekeeyay marxaladihii la soo maray iyoo Guulaha la gaaray iyaga oo si weyn uguu mahadceliayay Dowlada […]

News

Khalilullah Yousuf oo 36 jir ah ayaa qirtay laba dacwadood oo la xidhiidha “qorshaha maalgelinta argagixisada ee ugu weyn Kanada

Khalilullah Yousuf oo 36 jir ah ayaa qirtay laba dacwadood oo la xidhiidha “qorshaha maalgelinta argagixisada ee ugu weyn Kanada” sida laga soo xigtay Royal Canadian Mounted Police (RCMP). Booliska ayaa sheegay in Khalilullah Yousuf oo deggan Toronto uu qirtay dambiga ah inuu maalgeliyay falalka argagixisanimo ee dibedda isagoo dirayay cryptocurrency iyo lacagaha xawaaladaha laga […]

Politics

Xildhibaan Munira Abdilahi Ayaa Aqalka looga arimiyo gobolka Ohio ku soo dhaweysay Ugaas Mohamed

Xildhibaan Munira Abdilahi oo laga soo doorto xaafada 9aad ee Ohio ayaa Aqalka looga arimiyo gobolka Ohio ku soo dhaweysay Ugaas Mohamed Ugaas Hashi oo Columbus soo gaaray. Ugaaska ayaa lagu soo wareejiyay goobo taariikhi ah iyo halka lagu gaaro Go’aamada Gobolka xiliga Baarlamanku fadhiyo. Xubnihii la socday Ugaaska iyo Ugaaska ayaa qeybo kamid ah […]

News Politics

Trump ayaa saxiixay bayaan uu ku mamnuucayo in ay u safraan Mareykanka muwaadiniinta 12 wadan.

Trump ayaa saxiixay bayaan uu ku mamnuucayo in ay u safraan Mareykanka muwaadiniinta 12 wadan: Afgaanistaan, Myanmar, Jaad, Jamhuuriyadda Kongo, Equatorial Guinea, Eritrea, Haiti, Iran, Liibiya, Soomaaliya, Suudaan and Yemen Waxaa jira todobo wadan oo dheeri ah oo muwaadiniintooda ay wajahayaan xayiraad dhanka safarka ah: Burundi, Kuuba, Laos, Siiraaliyoon, Togo, Turkmenistan and Venezuela Mamnuuciddu waxay […]