Stay Tuned!

Subscribe to our newsletter to get our newest articles instantly!

News

Khalilullah Yousuf oo 36 jir ah ayaa qirtay laba dacwadood oo la xidhiidha “qorshaha maalgelinta argagixisada ee ugu weyn Kanada

Khalilullah Yousuf oo 36 jir ah ayaa qirtay laba dacwadood oo la xidhiidha “qorshaha maalgelinta argagixisada ee ugu weyn Kanada” sida laga soo xigtay Royal Canadian Mounted Police (RCMP). Booliska ayaa sheegay in Khalilullah Yousuf oo deggan Toronto uu qirtay dambiga ah inuu maalgeliyay falalka argagixisanimo ee dibedda isagoo dirayay cryptocurrency iyo lacagaha xawaaladaha laga […]

Politics

Xildhibaan Munira Abdilahi Ayaa Aqalka looga arimiyo gobolka Ohio ku soo dhaweysay Ugaas Mohamed

Xildhibaan Munira Abdilahi oo laga soo doorto xaafada 9aad ee Ohio ayaa Aqalka looga arimiyo gobolka Ohio ku soo dhaweysay Ugaas Mohamed Ugaas Hashi oo Columbus soo gaaray. Ugaaska ayaa lagu soo wareejiyay goobo taariikhi ah iyo halka lagu gaaro Go’aamada Gobolka xiliga Baarlamanku fadhiyo. Xubnihii la socday Ugaaska iyo Ugaaska ayaa qeybo kamid ah […]

Business World

Qaar kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ohio ayaa iskugu yimid kulan Duco iyo Tacsi iskugu jiray.

Qaar kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ohio ayaa iskugu yimid kulan Duco iyo Tacsi iskugu jiray oo loo sameeyay Eebe haw raxmadee Gen. Mohamed Said Hirsi Morgan oo ka mid ahaa saraakiishii ciidanka qaranka kuwoodii ugu caansanaa. Marxuumk ayaa ku geeriyooday dalka Kenya, waxayna u mariyeen duco iyaga oo danbi dhaaf Alle u weydiiyay, sidokalena […]

Politics

Hay’ada ZAMZAM Women & Family Center ee fadhigeedu yahay Columbus Ohio ayaa qabatay kulan looga hadlayay.

Hay’ada ZAMZAM Women & Family Center ee fadhigeedu yahay Columbus Ohio ayaa qabatay kulan looga hadlayay bad qabka caruurta aan qoysaskooda la nooleyn iyo helida Dad Soomaali ah oo marka ilmaha laga qaato qoysaskooda loo dhiibo taas oo samata bixin karta caruurta marka ay waayaan Gurigooda iyo qoyskooda. Waxaa ka hadlay dad ay dhibaatooyin baaxad […]