Stay Tuned!

Subscribe to our newsletter to get our newest articles instantly!

Politics

Xildhibaan Munira Abdilahi Ayaa Aqalka looga arimiyo gobolka Ohio ku soo dhaweysay Ugaas Mohamed

Xildhibaan Munira Abdilahi oo laga soo doorto xaafada 9aad ee Ohio ayaa Aqalka looga arimiyo gobolka Ohio ku soo dhaweysay Ugaas Mohamed Ugaas Hashi oo Columbus soo gaaray. Ugaaska ayaa lagu soo wareejiyay goobo taariikhi ah iyo halka lagu gaaro Go’aamada Gobolka xiliga Baarlamanku fadhiyo. Xubnihii la socday Ugaaska iyo Ugaaska ayaa qeybo kamid ah […]

Business World

Qaar kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ohio ayaa iskugu yimid kulan Duco iyo Tacsi iskugu jiray.

Qaar kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ohio ayaa iskugu yimid kulan Duco iyo Tacsi iskugu jiray oo loo sameeyay Eebe haw raxmadee Gen. Mohamed Said Hirsi Morgan oo ka mid ahaa saraakiishii ciidanka qaranka kuwoodii ugu caansanaa. Marxuumk ayaa ku geeriyooday dalka Kenya, waxayna u mariyeen duco iyaga oo danbi dhaaf Alle u weydiiyay, sidokalena […]

Politics

Hay’ada ZAMZAM Women & Family Center ee fadhigeedu yahay Columbus Ohio ayaa qabatay kulan looga hadlayay.

Hay’ada ZAMZAM Women & Family Center ee fadhigeedu yahay Columbus Ohio ayaa qabatay kulan looga hadlayay bad qabka caruurta aan qoysaskooda la nooleyn iyo helida Dad Soomaali ah oo marka ilmaha laga qaato qoysaskooda loo dhiibo taas oo samata bixin karta caruurta marka ay waayaan Gurigooda iyo qoyskooda. Waxaa ka hadlay dad ay dhibaatooyin baaxad […]