Magaalada Portland gobolka Oregon oo dhaca cirifka waqooyi Galbeed ee dalka Maraykanka todobaadkan waxaa ka dhacday
Magaalada Portland gobolka Oregon oo dhaca cirifka waqooyi Galbeed ee dalka Maraykanka todobaadkan waxaa ka dhacday munaasanad balaaran oo lagu xusay maalmaha xoriyada soomaaliya ee 1da Luulyo iyo 26ka June iyo weliba sidoo xoriyadab 4ta july ee dalka Maraykanka. Soomaalida ku nool gobolka Oregon gaar ahaana magaalada Portland, kuwo ka tagay gobolo kale oo dalkan […]













