Madaxweyne Trump oo wareysi siinayay Telefishinka NBC.
Madaxweyne Trump oo wareysi siinayay Telefishinka NBC News , ayaa la weydiiyay in uu diyaar u yahay xal u raadinta Khilaafka kala dhexeeya Maalqabeenka ay mar saxiibada ahayeen Alon musk oo xiisadoodu waayahan meel xun mareysay. Waxa uu yiri ” Waxaa noo yaala howlo ka badan Alon Musk mana doonayo in aan waqti ku lumiyo, […]






